Jacbur.com – Qisadan waa qiso u bahan in lagu cimro qaato. Qof waliba oo islaam ah uu dhimanayo malin aan manta aheyn midkale in aad mar waliba diyaar u noqoto geerida alle wana xaq ah qaf waliba in in uu god galayo waxana sugaya su alihii qabriga.

waxad ogataa in laga wadi doono qof waliba oo aad dunida u jeceshay iyo ilmahada iyo xaskaga oo aad dunida u jeceshay. Ogow qofka dad kugu jecel waxaa uu kugu roonanayaa carada.

______________________________________

War Helaa Talo Hela
Shabakada Jacbur.com
Email:iftineducationmedia@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>